home English Song Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics
Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics. Ogsoonoo inaan ku kujeclahay Ana love you more than my life Ana xibak yaa xabiibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga.
Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics
Isii Naftaan arkoodayArko oo damacaa eryaayaUur-ba jaceel aan hurayneeHa aadin dheh meel kaleeto
Jaceylka ku aamin laabtaQalbiga ku abuur dareenkaUbaxa aan beeray maantaHa aasine adigu muuji
Ogsoonoo inaan ku kujeclahayAna love you more than my lifeAna xibak yaa xabiibiNakupenda mimi sabaWaa u jeedada caashaqayga
Adkeey balamaha dhaxdeenamarkaan erayada jacaylkaAmaan tiriyoo ku heesoAbaal ? haay
Hogaan arimadu ku raagtayIndhahaan kaligaa ku fiirshaNaftayda u ooman agtaadaLa taag aqal yee ildhoobin
Ogsoonoo inaan ku kujeclahayAna love you more than my lifeAna xibak yaa xabiibiNakupenda mimi sabaWaa u jeedada caashaqayga
Give Me Hope Joanna Lyrics
Related
Visit Magao Magazine for more lyrics.